SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Ciidan ka tirsan Ururka 60-aad ee Ilaalada Madaxtooyada oo tababar loo soo xiray

Wasiir ku-xugeenka Gaashaandhigga Soomaaliya C/llaahi Colaad  Rooble iyo Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliya Sareeya Gaas Cabdiweli Jaamac Warsame (GOROD) ayaa maanta oo Sabti ah...

Shirka iskaashiga dhaqaalaha Dalalka Qaaradda Afrika iyo Japaan oo maanta lagu soo gaba gabeynayo Magaalada Johannesburg

Johannesburg (SNTV)= Magaalada Johannesburg ee dalka South Africa ayaa maanta lagu soo gabangabaynayaa shirka wadamada Africa iyo Japan oo looga hadlayey  horumarinta dhaqaalaha iyo iskaashiga...

Ra”iisul Wasaare Kheyre iyo Wefdi uu hogaaminayo oo dalka dib ugu soo laabtay

Muqdisho (SNTV) -Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, kadib markii ay  shir Caalami...

Dowladda dhexe iyo Galmudug oo wada furay xarunta dhaqan celinta malaashiyada Al-shabaab.

Muqdisho (SNTV)-Dowladda Soomaaliya iyo maamulka Galmudug ayaa Magaalada Dhuusamareeb ka furay xarun dhaqan celinta malaashiyaadka ka yimid fikirka qaloocan ee kooxda Al-shabaab. Madaxa Xukuumadda Galmudug...

Munaasabad lagu dhiiri gelinayey Horumarada Ciyaaraha kala duwan ee dalka oo lagu qabtay Muqdisho

Muqdisho (SNTV)- Waxaa ka qeybgalay munaasabaddan lagu dhiirogelinayay horumarka dhanka ciyaaraha kala duwan oo ay Soomaaliya ku talaabsanayso mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomalaiya, oo ay...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...