Munaasabad lagu taageerayo Musharraxa Galmudug ee Ururka JSP oo lagu qabtay Dhuusamareeb

Date:

Munaasabad lagu taageerayay Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug ee Urur Siyaasadeedka JSP, Mudane Liibaan Axmed Xasan ayaa lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug.

Munaasabadda waxaa ka qeyb galay xubno ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, wasiirro heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed ah, masuuliyiinta ka tirsan Galmudug iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Masuuliyiintii madasha ka hadlay ayaa bogaadiyay sida shacabka Galmudug ugu diyaar garoobeen doorashada qof iyo codka ah, iyagoo ku baaqay in shacabku ay si ballaaran uga qeyb qaataan codbixinta, isla markaana aysan ka baaqan maalinta doorashada.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

HOGGAAMIYAHA KOONFUR GALBEED OO AQALKA MADAXTOOYADA KU QAABILAY ODEYAASHA DHAQANKA KOONFUR GALBEED SOOMAALIYA.

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan doceed la qaatay Dhiggisa Seerbiya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Dr.Cabdinaasir Axmed Ibraahim, Guddoomiye Ku-xigeenkii Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo ku geeriyooday dalka Hindiya

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS waxay...

Madaxweyne Xasan Sh. oo khudbad ka jeediyay shirka Dalalka aan Isbaheysiga aheyn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...