Hambalyo Maalinta Xorriyadda Dowladda Mareykanka

Date:

Munaasabadda sanad-guurada 250-aad ee Xorriyadda Mareykanka awgeed, Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa hambalyo iyo bogaadin u dirtay Dowladda iyo shacabka Mareykanka.

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay qadarinayso saaxiibtinimada soo jireenka ah ee ka dhaxaysa labada dal, iyadoo u rajeysay Dowladda iyo shacabka Mareykanka nabad, barwaaqo iyo guulo waara munaasabaddan taariikhiga ah.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiiru-Dowlaha Qoyska oo Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo carruurta agoonta ah

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee XFS,...

Guddiga Maaliyadda ee BFS oo kulan ku yeeshay xarunta guddoonka ee Villa Hargeysa

Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorsheynta, Iskaashiga Caalamiga ah iyo La-xisaabtanka...

Maxkamadda Sare oo laashay natiijada doorashadii Golaha Wakiillada iyo Goleyaasha Deegaanka Galmudug

Maxkamadda Sare ee Federaalka Soomaaliya ayaa maanta laashay natiijadii...