Imtixaanka shahaadiga ah ee Fasalka 12-aad oo maanta ka furmaya dalka

Date:

Waxaa maanta si rasmi ah guud ahaan dalka uga furmaya imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12-aad ee dugsiyada sare, iyadoo kumannaan arday ay u fariisanayaan imtixaanka oo lagu qiimeynayo heerka aqoontooda kadib markii ay soo dhammaysteen waxbarashadooda dugsiga sare.

Wasaaradda Waxbarashada iyo maamulka gobollada ayaa sameeyay diyaar-garow ballaaran oo lagu xaqiijinayo habsami u socodka imtixaanka iyo amniga goobaha lagu galayo.

Masโ€™uuliyiinta waxbarashada ayaa ardayda ku boorriyay inay muujiyaan dadaalkoodii waxbarasho, iyagoo u rajeeyay guul iyo natiijooyin wanaagsan oo horseeda mustaqbal ifaya.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo war kasoo saartay colaada Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS)...

Hoggaamiyaha DG Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Hayโ€™adda SODMA

Hoggaamiyaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed...

Wafdi ka kooban labada Aqal ee BFS Kana qayb galaya Shirweynaha 2-aad Golaha Baarlamaannada Aasiya iyo Afrika

Wafdi ka kooban labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya,...