Duqa Caasimadda oo dhagax dhigay waddada laamiga ah ee Degmada Kaxda

Date:

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada muqdisho Mudane ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ž๐ ๐€๐ฑ๐ฆ๐ž๐ ๐€๐ฆ๐ข๐ข๐ซ ayaa dhagax-dhiggay dhismaha waddada Laamiga ee degmada Kaxda.

Dhismaha waddadan ayaa qeyb ka ah qorshaha horumarinta caasimadda ee lagu dhisaayo kaabayaasha dhaqaalaha oo ay u horreeyaan waddooyinka.

Munaasabadda dhagax-dhigga dhismaha waddada degmada Kaxda waxaa goobjoog ka ahaa agaasimaha guud ee madaxtooyada Qaranka mudane Cabdixakiim Maxamed Yuusuf, guddoomiyaha degmada Kaxda, agaasimeyaal, culumaโ€™udiin, odayaasha dhaqanka iyo qeybaha kala gedisan ee bulshada.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiiru-Dowlaha Qoyska oo Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo carruurta agoonta ah

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee XFS,...

Guddiga Maaliyadda ee BFS oo kulan ku yeeshay xarunta guddoonka ee Villa Hargeysa

Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorsheynta, Iskaashiga Caalamiga ah iyo La-xisaabtanka...

Maxkamadda Sare oo laashay natiijada doorashadii Golaha Wakiillada iyo Goleyaasha Deegaanka Galmudug

Maxkamadda Sare ee Federaalka Soomaaliya ayaa maanta laashay natiijadii...