Hantidhowrka Guud ee JFS oo Ka Qayb Galay Shirkii 21-aad Ee Golaha Maamulka AFROSAI-E Ee Seychelles

Date:

๐‡๐š๐ง๐ญ๐ข๐๐ก๐จ๐ฐ๐ซ๐š๐ก๐š ๐†๐ฎ๐ฎ๐ ๐ž๐ž ๐‰๐…๐’, Mudane Axmed Ciise Guutaale, ayaa ka qeybgalay Shir-Madaxeedkii 21aad ee Ururka Hayโ€™adaha Hantidhawrka Sare ee Afrikada Ku Hadla Ingiriiska (๐€๐…๐‘๐Ž๐’๐€๐ˆ-๐„), kaas oo lagu qabtay Magaalada Mahรฉ ee Jasiiradda ๐’๐ž๐ฒ๐œ๐ก๐ž๐ฅ๐ฅ๐ž๐ฌ, intii u dhaxaysay 19โ€“23 May 2025. Shirkan oo uu martigeliyey Xafiiska Hantidhowrka Guud ee Seychelles ayaa xoogga saaray:

๐ƒ๐ข๐›-๐ฎ-๐ž๐ž๐ ๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐ก๐š ๐ˆ๐ฌ๐ญ๐š๐ซ๐š๐š๐ญ๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐ŸŽโ€“๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ’;

๐ƒ๐š๐š๐ก๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐ก๐š ๐‚๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐› ๐ž๐ž ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“โ€“๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ— ๐จ๐จ ๐๐ข๐ข๐ซ๐š๐๐๐š ๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š ๐ค๐จ๐ซ-๐ฎ-๐ช๐š๐š๐๐ข๐๐๐š ๐ฌ๐š๐š๐ฆ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐›๐š๐š๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐š, ๐ฆ๐š๐๐š๐ฑ๐›๐š๐ง๐ง๐š๐š๐ง๐ข๐๐š ๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ฒ๐š๐๐š ๐‡๐š๐ง๐ญ๐ข๐๐ก๐จ๐ฐ๐ซ๐ค๐š ๐†๐ฎ๐ฎ๐, ๐ข๐ฒ๐จ ๐ข๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐ ๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š;

โœ“ ๐“๐š๐š๐ ๐ž๐ž๐ซ๐ข๐๐๐š ๐ก๐ข๐ซ๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ฆ๐š๐ฌ๐ก๐ซ๐ฎ๐ฎ๐œ๐š ๐‡๐ข๐ง๐๐ข๐ฌ๐š๐ก๐š ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐Œ๐ข๐ก๐ง๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š (๐€๐๐ˆ), ๐ฌ๐ข ๐ฐ๐š๐ฑ ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐š ๐ช๐š๐›๐ญ๐จ ๐›๐š๐š๐ก๐ข๐๐š ๐ฑ๐ข๐ซ๐Ÿ๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐ก๐š ๐ž๐ž ๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ฒ๐š๐๐š ๐‡๐š๐ง๐ญ๐ข๐๐ก๐จ๐ฐ๐ซ๐ค๐š ๐†๐ฎ๐ฎ๐ ๐ข๐ฒ๐จ

โœ“ ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ฒ๐š๐๐š ๐‡๐š๐ง๐ญ๐ข๐๐ก๐จ๐ฐ๐ซ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ก๐š๐ฒโ€™๐š๐๐š๐ก๐š ๐ฅ๐š ๐๐š๐ ๐š๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐ฆ๐š ๐ฆ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ช๐ฆ๐š๐š๐ฌ๐ฎ๐ช๐š, ๐ฌ๐ข ๐ฅ๐จ๐จ ๐๐š๐ซ๐๐š๐ซ๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ฒ๐จ ๐›๐š๐š๐ซ๐ข๐ญ๐š๐š๐ง๐ง๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฑ๐จ๐ -๐ฐ๐š๐๐š๐š๐ ๐ ๐ข๐๐๐š.

Sidoo kale, shirkan waxa uu xasuus gaar ah u ahaa dabaaldegga 20 sano guurada AFROSAI-E, iyada oo si qoto dheer looga wada hadlay sidii Xafiisyada Hantidhowrka Guud u noqon lahaayeen tiir-dhexaadka hufnaanta, isla xisaabtanka, iyo horumarrada waara.

Ka-qaybgalka joogtada ah ee Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS ee shirarkan waa muujin dhab ah oo ka tarjumaysa dowrka sii xoogeysanaya ee uu XHGS ku leeyahay hormarinta isla-xisaabtanka maaliyadeed ee Qaaradda Afrika.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirweynaha 2-aad Hoggaamiyeyaasha Garsoorka Afrika

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Baashe...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo war kasoo saartay colaada Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS)...

Hoggaamiyaha DG Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Hayโ€™adda SODMA

Hoggaamiyaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed...