Wasiirka Shaqada XFS oo sheegay in dowladdu ay ka goโ€™an tahay horumarinta sharciyada shaqada

Date:

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Yuusuf Maxamed Aadan ayaa sheegay in dowladda ay ka goโ€™an tahay horumarinta sharciyada shaqada iyo ilaalinta xuquuqda shaqaalaha.

Wasiirka oo ka qeybgalay shirweynaha 5-aad ee Xiriirka Ururada Shaqaalaha Soomaaliyeed (FESTU), ayaa sidoo kale xusay in guulaha wasaaraddu gaadhay ay ka mid tahay meelmarinta xeerka shaqaalaha Soomaaliyeed oo uu dhawaan saxiixay Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud.

Shirka waxaa ka qeybgalay wasiirro, xildhibaanno, wakiillo ka socday 12-ka urur ee xubnaha ka ah FESTU iyo in ka badan 300 ergo, iyadoo sidoo kale ay joogeen daneeyayaal caalami ah iyo xubno ka tirsan bulshada rayidka ah.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed ayaa kulan la qaatay golaha xukuumadii hore ee maamulkaas.

Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhambaal tacsi ah gaarsiiyey Amiirka Dalka Qadar

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo...

Shir looga hadlayay Tayada iyo Horumarinta Biyaha sifeysan oo Xarunta Gobolka Banaadir lagu qabtay

Mas'uuliyiinta Sheybaarka Gobolka Banaadir Ayaa Kulanka Ku soo bandhigay...