Madaxweynaha JFS oo ka tacsiyeeyay geerida Guddoomiyihii hore ee Bangiga Dhexe Soomaaliya

Date:

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka tacsiyeeyey geerida Guddoomiyihii hore ee Bangiga Dhexe ee Soomaaliya, Alle ha u naxariistee, Dr. Cali Cabdi Camalow.

Madaxweynaha ayaa tilmaamay in marxuumku u ahaa shaqsi wadani ah oo door weyn ka qaatay dib u habeynta dhaqaalaha dalka iyo u qareemidda horumarka iyo dib u dhiska dowladnimada.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa si gaar ah ugu tacsiyeeyey qoyska iyo ehellada uu ka baxay Dr. Cali Cabdi Camalow, isaga oo Alle uga baryay in uu fadhigiisa ka yeelo Jannatul Firdowsa.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Caafimaadka oo ka qeybgalay shirweynaha wax ka qabashada cudurada aan faafin

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Warfaafinta oo Wasaaradda ku soo dhaweeyay Ku-simaha Safiirka Dowladda Liibiya u jooga Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Jamhuuriyadda...

Baaq-nabadeed oo laga soo saaray xaaladda Aricadeeye

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda...

Soomaaliya oo garab istaag u muujineysa Dowladda Qatar

War-saxaafadeed ka soo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa garab...