Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo beeniyay in Itoobiya loo ogolaaday marinka Badda Cas

Date:

Wasiir Axmed Macallin Fiqi oo goor dhoweyd Qoraal soo saaray ku sheegay inaysan waxba ka jirin wararka sheegaya in Itoobiya la siiyay Marin Badeed.

“Waxaan si cad u beeninayaa wararka sheegaya in Itoobiya loo ogolaaday inay gaarto Badda cas. Sheegashooyinkan aan waa kuwo aan Sal iyo Raad lahayn oo aan lahayn wax wax aasaas ah” ayuu qoraalkiisa ku yiri Wasiir Fiqi.

Wuxuu sii raaciyay in Soomaaliya ay ka go’an tahay ilaalinta madax-banaanideeda iyo xaqiijinta daah-furtaanta arrimaha Qaran.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

1- President Hassan Sheikh Mohamud praised the Armed Forces...

Warbixinta toddobaadlaha ee DFS oo soo baxday

1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Ciidamada Qalabka Sida ku...

Safiirka Soomaaliya ee Rwanda oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed

Safiirka Dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalalka Tanzania iyo...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo la kulmay dhiggiisa Algeria

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige,...