Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga “Marna ma istaagin dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta”.

Date:

Ciidanka Xoogga Dalka kuwa Daraawiishta Jubbaland,NISA iyo dhammaan ciidama kala duwan ee Maamul gobolleedyada iyo kuwa degaanka,ayaa ka qeyb-qadanayo Dalaada lagula daggaalamayo khawaarijta.Ujeedka waa in dalka laga sifeeyo cadowgaas mudda dhibay,Oo aan kala jecleen Shacab iyo dowlad midna.

Ciidama waxaa ay iska sareen mas’uuliyad weyn xurreeynta deeganada Jubbalan ka joogaan Khawarijta,Ciidanka Faderaalka iyo kuwa Daraawiishta,kuwa deeganka waa dad iska kaa shada,Sifeynta cadowga Khawarijta ah.

Dagaalka hadda socdo waa mid ay wada ogyihiin Madaxda Qaranka iyo kuwa Maamul gobolleedyada. Waana mid larabo in dalka looga saaro khawaarijta. Waana inay ummadda Soomaaliyeed iyo kuwa Jubbaland ay si xor ah ugu noolaadaan deegaanada ay ku noolyihiin.Waana inay dadkaas Soomaaliyeed ee cadowga imbadan gumaysanayay,ay gaarto neecaawada iyo macaaanka dowladnimada.

Dagaalkii khawaarijta lagula jiray ilaa hadda guul mooyee,Gaabis mahalin taasna Madaxda iyo ciidama kala duwan ayaan ugu mahadcelinayaa.

In dagaal laqaado Istaraatiijiyad adag ayow u baahan yahay,Ileyn guul inaad gaarto oo shacabka dhibka ka dulqaado ayaad ugashay dagaalka.

Dagaalka wuu socon doonyaa ilaa dalka guud ahaan laga saarayo Khawarijta,Meelkasto oo ay galaan,Dagmo ilaa tuulo inaan kasoo saaraan ayay habeen iyo maalin u jiraan ciidamada farumaha dagaalka,Insha Allah ilaahay idinkiis wuu soo dhammanayaa,Dagaallka Khawarijta dalka looga sifeynaayo.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Switzerland u qaabilsan Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi...

Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay UNTMIS si loo dardargeliyo geeddi-socodka kala-guurka

Muqdisho, 8 Abriil 2026 Mudane Cali Maxamed Cumar, Wasiiru-Dowlaha...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo kormeer ku tegay xarunta maamulka Baydhabo

Baydhabo, Abriil 08, 2026: Hoggaamiyaha ku-meelgaarka ah ee Dowlad...

Soomaaliya oo u diyaar-garowbaysa helitaanka maalgelinta cimilada

Xafiiska Sanduuqa Qaran ee Cimilada Soomaaliya (National Climate Fund...