Dab khasaare hantiyadeed geystay oo ka kacay suuqa wayn ee Jowhar

Date:

-Dab xoggan oo geystay khasaaro hantiyeed ayaa saakay hore ka kacay suuq wayn ee magaala Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle.

Maamulka magaalada Jowhar oo kaashanaya dadka magaalada ayaa barqadii maant ah ku guuleystay daminta Dabka, isagoo geystay khasaare lixaad leh sida ay sheegeen qaar kamid ah ganacstada magaalada Jowhar.

Qaar kamid ah ganacstada oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in burbur xooggan uu soo garay gooba ganacsi oo badan.

“Waxa dhacay waa musiibo,waxana iga gubtay saddex makiinad oo ah kuwa sisinta lagu shiido iyo boqol loor.oo sisin ah,masiiba rabaani ah ayaa nagu dhacaday” sidaas waxaa tiri hawaney kamid ganacsatada ku hanti beeshay halkaas.

 

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska oo Daah-furay Dib u habeynta Kaydka Radio Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,...

Bannaanbaxu waa xaq dastuuri ah, balse fowdo ma aha

Sida dastuurro badan oo dunida ka jira, Dastuurka Soomaaliya...

War-saxaafadeed ku aadan Garsoore Cumar Cartan

Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay...

Warsaxaafadeed: Calanka iyo Astaanta Qaranka ee saxda ah

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka...