Garsoore Soomaaliyeed oo kamid noqday liiska xubnaha u tartamaya qabashada Ciyaaraha Koobka Adduunka ee 2026-ka

Date:

Cumar Cabdulqaadir Cartan ayaa noqday taariikhda markii ugu horreysay garsooreย Soomaaliyeed oo kasoo muuqday Koobkaย Qaramada Qaarada Afrika ee AFCON ee ka qabsoomay dalka Ivory Coast.

Garsoorahaan oo ah midka ugu daโ€™da yar Garsoorayaasha Africa ayaa ka qeybgalay illaa 8 kulan ,wuxuuna ka mid noqday liiska loo xushay inay in ay u tartamaan qabashada Ciyaaraha Koobka Adduunka 2026 ka ee ka dhici doona Waqooyiga America.

Halyeey Cumar Cabdulqaadir Cartan waxa uu meel sare gaarsiiyay magaca Soomaaliyeed,sidaa daraadeed,waxa uu mudan yahay in loo sameeyo maamuus qaran iyo soo dhoweyn diiran.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirweynaha 2-aad Hoggaamiyeyaasha Garsoorka Afrika

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Baashe...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo war kasoo saartay colaada Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS)...

Hoggaamiyaha DG Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Hayโ€™adda SODMA

Hoggaamiyaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed...