israaiil oo duqeymo ka wadda xarumaha guud ee khan yoonis

Date:

Ugu yaraan 183 qof ayaa lagu dilay 377 kalena waa la dhaawacay 24 saac ee lasoo dhaafey, sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka ee Gaza.

Xeryaha qaxootiga iyo xarumaha guud ee Khan Younis ayaa si hagar la’aan ah loogu bartilmaameedsaday madaafiicda Israa’iil iyadoo ay rasaas ku ridayeen dad Falastiiniyiin ah oo ka baxayay Isbitaalka al-Amal.

Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda (ICJ) ayaa go’aan ka gaari doonta codsiga Koonfur Afrika ee “tallaabooyin ku-meel-gaar ah” oo ka dhan ah Israel  kuna saabsan xasuuqda lagu eedeeyay  ee Gaza,

Maxkamadda sare ee Qaramada Midoobay ayaa ku amri karta Israa’iil inay joojiso duullaanka ka dhanka ah dhulka Falastiin.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka oo ka furmay Muqdisho

-Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo...

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo ka Guddoomay Nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya

-Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah,...

Golaha Warbaahinta Soomaaliya oo Wada-hadallo la Yeeshay Golaha Saxaafadda Koonfur Afrika

-Golaha Warbaahinta Soomaaliya ayaa magaalada Johannesburg wada-hadallo kula yeeshay...

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA OO XAFIISKIISA KU QAABILAY DANJIRAHA SHIINAHA U FADHIYA SOOMAALIYA

-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...