Xafiiska Garyaqaanka guud oo u digay dadka degan dhulka danta guud

Date:

Xafiiska Garyaqaanka guud ee Dawaladda oo Digniin culus ka soo saaray Dhulka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha ee udhexeeya Ex-kontarool Afgooye iyo Jaamacadda umadda Soomaaliya.

War saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Garyagaanka guud ayaa lagu amray in si dhaqsi ah looga guuro Dhulkaasi.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

2026 World Internet Conference Wuzhen Summit to Focus on AI Openness and Global Cooperation

The World Internet Conference International Organization held a press...

Guddiga Golaha Shacabka oo Wasiirka Warfaafinta Ka Dhageystay Warbixin ku Saabsan Shaqada iyo Qorshayaasha Wasaaradda

Guddiga Warfaafinta, Wacyigelinta, Dhaqanka, Dalxiiska, Boostada iyo Isgaarsiinta ee...

Somalia iyo Pakistan oo Xoojinaya Iskaashiga Difaaca iyo Tayeynta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalaya shirka golaha loo dhanyahay ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta...