Kolonyo Gargaar siddo oo ku sii jeedo Falastiin

Date:

Kolonyo sidda gargaarka bini’aadannimo oo ka soo anba baxday Masar, gaar ahaan magaalada Al-Cariish, ayaa ku sii jiida marinka Qaza, inkastoo Ciidamada Israa’iil ay saakay ka geysteen duqeymo horleh, sida ay shegeen shaqaalaha gargaarka.

Kolanyo gaareysa 120 baabuur oo kuwa xamuulka qaada ah oo sida sahay isugu jirta cunto, biyo iyo gargaar caafimaad, ayaa isu diyaarinaya inay gudaha u galaan dhulka Falastiin, si ay noolal u helaan Shacabka godoonsan ee duqeymaha ay ku socdaan.

Magaalada Qaza, ayaa todobaadkii hore waxaa go’doomiyay Ciidamada Isra’iil, kuwasi oo duqeeymo aan loom eel dayin ku asqeeysay magaalda kadib weerarkii Xamaas ay ku qaaday Isra’iil.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Ra’iisul wasaare Xamse oo ka qaybgalay abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi...

Wasiirka Qoyska oo qaabishay wafdi ka socday Qaramada Midoobay

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb...

CIIDAMADA QALABKA SIDA OO SI RASMI AH ISUGU FURAY WADDADA MUQDISHO ILAA BAYDHABO

Ciidamada Xoogga Dalka oo ku jiray maalmahan hawlgal sifayn...