Guddoomiyaha Haya’adda Maaraynta Masiibooyinka oo Xafiiska ku qaabilay Madaxa Haya’adda Bisha Cas ee Turkiye

Date:

Gudoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Maxmaud Macallin ayaa maanta xarunta dhexe ee hay’adda SODMA kula kulmay Madaxa Hay’adda Bisha Cas – Turkey ee Dalka Soomaaliya u qaabilsan Mudane Niyazi kalaycı.

Hay’adda Bisha Cas ee dalka Turkiga ayaa ka mid ah hay’adaha caawimadda kala duwan ka fidiyo dalka Soomaaliya taas oo uu ku amaanay Gudoomiye Maxamud kagana mahadceliyay daddaalka ay kaga wakiilka yihiin shacabka iyo dowladda Turkiga oo mar waliba garab taagan shacabka Soomaliyeed.

Madaxa Bisha Cas ee Turkiga ayaa isagana Gudoomiyaha kaga warbixiyay hawlaha kala duwan ay ka hayaan dalka, isagoo si gaara u amaana wada shaqaynta heerkeedu sareeyo ee kala dhexeyso Madaxda iyo Maamulka Hay’adda SODMA.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka oo Baydhabo ka daah-furay doorashooyinka isku sidkan ee Koonfur Galbeed

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, Mudane...

Shacabka Koonfur Galbeed oo saakay u dareeray doorashooyinka qof iyo codka ah

Degaannada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed waxaa si rasmi ah...

Diyaar garowga doorashooyinka qof iyo cod ee gobolka Bakool

Shacabka deegaannada Koonfur Galbeed ayaa saaka u dareeray goobaha...

Taliska Booliska Soomaaliyeed oo wargelin iyo digniin amni soo saaray

Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, gaar ahaan Booliiska Gobolka Banaadir ayaa...