Maxkamadda Ciidamada oo saaka xukun dil ah ku fulisay gacan ku dhiigleyaal.

Date:

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida qeybta 60-aad ayaa markale saakay dil toogasho ah ku fulisay Cabdiraxmaan Cali Xasan Sugow iyo Yaasiin Maxamed Aadan oo horay dilal u geeystay.

Aroornimadii hore ee saakay ayaa laga Oofiyay Qisaasta oo horay Maxakamdda dil toogasha ah ku xukuntay taa oo ka dhacaday Cara tuurka Magaalada Baydhabo,waxana goobta toogashada ku sugnaa mas”uuliyiin katirsan Maxkamadda Ciidmada Qalabka sida qeybta 60-aad ee Magaalada Baydhabo.

Sidaan oo kale ayay shalay Maxakamadda Ciidamada Qalabka sida Baydhabo dil toogasho ah ugu fulisay Rag horay dilal u geystay.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Madaxweynaha JFS oo u hambalyeeyay masuuliyiinta la doortay ee Guddiga Xuquuqul Insaanka Soomaaliya

Muqdisho, Febaraayo, 04,2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan...

Ra’iisul Wasaarihii hore Cali Maxamed Geedi oo hambalyo u diray xubnaha Guddiga Xuquuqul Insaanka Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Geedi,...

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Xarun Waxbarasho oo laga hirgeliyay Garasbaalley

Muqdisho, Febraayo 04, 2026: Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna...

Soomaaliya iyo Aljeeriya oo ku tallaabsanaya dhismaha guddi saaxiibtinimo oo Baarlamaan

Danjiraha Dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Aljeeriya, Danjire...