Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada oo ka qayb gashay shir ka furmay Mareykanka

Date:

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Faderalka Soomaaliya Xildhibaan Fardawso Cismaan Cigaal ayaa magaalada Washintong DC ee dalka Mareykanka kaga qeyb gashay shirweynaha horumarinta gaadiidka Adduunka, kaas oo ka dhacay xarunta Bankiga Adduunka.

Maanta waxaa jiray dood-wadaag ay ka mid ahayd Wasiir Fardawso, iyadoo soo bandhigay horumarka iyo caqabadaha haysta Gaadiidka Soomaaliya haysto, saameynta isbeddelka cimilada iyo Covid 19, kuwaas oo dib u dhac wayn ugastay hannaanka Gaadiidka Dalkeennu.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Baydhabo ka daahfuray Shirka Madasha Arrimaha Bini’aadannimada

Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Taliyaha Qeybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor oo la kulmay saraakiisha Guutada 17-aad ee XDS

Taliyaha Qeybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor, Gaashaanle Sare Saahid...

Danjiraha Soomaaliya ee Burkina Faso oo Xoojinaya Iskaashiga Ganacsiga iyo Maalgashiga

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Burkina Faso, Danjire...

Dowladda Soomaaliya iyo Hay’adda WHO oo Xoojinaya Iskaashiga Horumarinta Caafimaadka

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda...