Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiiboyinka Qaranka oo maanta Muqdisho kula kulmay wafdi sare oo ka socday hey’adda hormarinta Sweden

Date:

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiiboyinka Qaranka oo maanta la kulmay Wafdi  sare oo ka socday Hay’adda horumarinta caalamiga ah ee Sweden, Swedish international Development Agency oo loo soo gaabiyo SIDA horana dhismaha casriga ah ee xarunta Qaran ee gurmadka deg-deg ah ka saaciday dhismaheeda dowladda Soomaaliya.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Golaha Wasiirrada Koofur Galbeed oo maanta la dhaariyay

Hogaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed ayaa kulan la qaatay golaha xukuumadii hore ee maamulkaas.

Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhambaal tacsi ah gaarsiiyey Amiirka Dalka Qadar

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo...

Shir looga hadlayay Tayada iyo Horumarinta Biyaha sifeysan oo Xarunta Gobolka Banaadir lagu qabtay

Mas'uuliyiinta Sheybaarka Gobolka Banaadir Ayaa Kulanka Ku soo bandhigay...