Mareykanka iyo Ruushka oo hadalo kulul is dhaafsaday

Date:

Mareykanka iyo Ruushka ayaa hadalo kulul leh isku dhaafsaday kulanka waddamada hodanka ah ee laysku yiraahdo G-20 ee ka socda Delhi, taas oo ku aaddan dullaanka Ruushka ee Ukraine.

Xoghayaha arrimaha dibedda ee Mareykanka Antony Blinken, ayaa sheegay in wadahadalka u soo dhex galay weerar aan loo meel dayin oo aan sabab lahayn, balse reer Galbeedku sii wadi doonaan taageerada ay u fidinayaan Ukraine.

mas’uuliyiinta Ruushka ayaa sheegay in Moscow iyo Beijing ay ku heshiiyeen inay ka soo hor jeestaan wax ay ugu yeeren aflagaadada iyo hanjabaadda reer Galbeedka, balse Shiinuhu weli ma xaqiijin arrintaasi.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Jaaliyadda Soomaalida ee Xadarmuut oo afur u sameeyay Safiirka Soomaaliya ee Yemen

Safiirka Safaaradda Soomaaliya ee dalka Yemen C/Xakiim Maxamed Axmed...

Buulo burde oo ku soo baxday Tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka

Degmada Buulo burde oo ka tirsan Gobolka Hiiraan ayaa...

Wasiirka xanaanada xoolaha oo qaabilay wafdi ka socda Hay’adda WFP

Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa, Mudane Xasan...

Kulan lagu soo dhaweynayo dhammaystirka Dastuurka dalka oo lagu qabtay Muqdisho

Kulan lagu soo dhoweynayay dhammaystirka Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...