Wasiirka Wasaaradda Haweenka XFS oo Booqatay Xarunta Hey’adda Maareynta Masiiboyinka Qaranka

Date:

Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Hormarinta Xuquuqda Adanaha XFS Khadiija Mohamed Diiriye oo ay Wehliyaan  Hoggaanada kala duwan ee Hey’addaha Dowladda Haweenka ku matala ayaa Maanta Booqday Xarunta Hey’adda Maareynta Masiiboyinka Qaranka,waxaana Halkaas ku soodhaweeyey Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaliyeed  Mudane Mahamoud Moallim Abdulle  .

Guddoomiyeha Hay’adda SoDMA Mudane Mahamoud Moallim Abdulle ayaa Wasaaradda Haweenka XFS  u ballan qaaday in hay’addu inta karaankeeda ah ay ku taakuleyn doonto Haweenka Soomaaliyeed.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Warsaxaafadeed: Calanka iyo Astaanta Qaranka ee saxda ah

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka...

Wasiirka Gaashaandhigga iyo Safiirka Shiinaha oo ka Wada Hadlay Iskaashiga Difaaca

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa kulan...

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Daah-furay Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS, Mudane Cali...

Shirka Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya oo goordhow furmay

Waxaa goordhow magaalada Muqdisho ka furmaya Madasha 3-aad ee...