[DAAWO+SAWIRO] Ciidanka Booliska saldhigga degaanka Garasbaaleey oo dilay dhagarqabe ka tirsanaa Khawaarijta Al-Shabaab

Date:

Ciidanka booliska saldhigga degaanka Garasbaaley ayaa saakay toogtay dhagarqabe ka tirsanaa Khawaarijta Al-Shabaab oo doonayay inuu dilo askari ka tirsan ciidanka dowladda, isgoyska xaafadda Tabeelaha Sheekh Ibraahim ayaa lagu dilay dhagarqabahaas oo qorsheynayay inuu dilo askari ka tirsan ciidanka aruuriya canshuuraha, sida uu warbaahinta qaranka u xaqiijiyey taliska qeybta guud ee booliska gobolka Banaadir

Gudoomiyaha Garasbaalley Nuur Xasan Cali iyo Taliyaha Qeybta Galbeed ee Boliiska Gobalka Banaadir G/lle dhexe Yaasin Nuur Kheyre ayaa faah faahin ka bixiyay dhagar-qabe saaka lagu toogtay xaafada Tabbellaha Sheekh Ibrahim.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

Arday Soomaaliyeed ayaa guul taariikhi ah ka gaaray tartan...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed...