[DAAWO+SAWIRRO] Dhaawacyadii Laascanood oo Muqdisho la soo gaarsiiyey

Date:

Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka ee sodma ayaa maanta Magaalada Garoowe  maanta ka soo qaaday dhawacyadda 18 qof  oo kamid ah dadkii dhawacyada halista ah qaba ee ku soo dhawacmay dagaalada culus ee maalintii Afaraad ka socda Magaalada Laascaanood kuwaas oo muqdisho la soo gaarsiiyey.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Tababar heer sare ah oo la xiriira baarista dambiyada oo lagu qabtay Muqdisho

Tababar heer sare ah oo ku saabsan baarista dambiyada...

Hoggaamiye Aadan Madoobe oo guddoomiyey shirka amniga ee deegaannada Koonfur Galbeed

-Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Hoggaamiye Aadan Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Daahfurka mashaariicda uu Isbahaysiga Milatari ee Islaamka ka fulinayo Muqdisho oo bilaabatay

Waxaa si rasmi ah magaalada Muqdisho uga bilaabatay munaasabadda...