DAAWO] Ra’iisul Wasaare Hamse oo tababar u soo xiray Dufcadda 8-aad ee Guutada 16-aad ee Ciidamada Danab

Date:

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo khudbad dheer oo dhiirigelin iyo dardaaran ah u jeediyay Dufcadda 8-aad ee Guutada 16-aad ee Ciidamada Danab oo maanta qalinjabiyay ayaa ka sheegay Dugsiga cusub ee Tababarka ee Gaashaanle Xasan Maxamed Cismaan (Xasan Tuurre), in dowladdu ay isku bar-bar wadi doonto qorshaha dib u dhiska ciidamada qaranka iyo xorreynta dalka.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed...

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Ra’iisul wasaare Xamse oo ka qaybgalay abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi...