Tirada dadka ku dhintay Dhul-gariirka Turkiga oo sii koradhay

Date:

Madaxwaynaha Turkiga Erdoğan ayaa ku dhawaaqay in 10 gobol oo ah kuwa uu dhul-gariirka ku dhuftay lagu soo rogay xaalad degdeg ah muddo 3 bilood ah.

 

Tirada dhimashada ayaa ilaa iyo iminka mareysa 5,000 oo qof. Tirada dadka ku dhaawacmay Dhul-gariirka ayaa ilaa iyo hadda ah 22,168.

 

Waxaa howsha samatabixinta ka qeyb qaadanaya 2000 oo isugu jira shaqaala maxali ah iyo kuwa caalami ah.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda oo daahfuray Qorshaha Istaraatijiyadda WFP ee gudaha Soomaaliya ee 2026-2030

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Saalax Axmed Jaamac ayaa daahfuray...

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay magaalada Muqdisho

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay...

Wasiirka Waxbarashada oo magaalada Laascaanood ka dhagax dhigay dhismaha Dugsi Hoose/dhexe ah

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Farah Sheikh...

Garsoore Cumar Cartan oo dhex-dhexaadin doona finalka CECAFA Cup

Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabdulqaadir Cartan ayaa dhex-dhexaadin doona ciyaarta...