Guddoomiyaha degmada Cadaado oo la kulmay qaar ka mid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Japan

Date:

Guddoomiyaha degmada Cadaado ee Maamulka Galmudug Faarax Diiriye Warsame ayaa xalay la kulmay qaar ka mid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Japan, kuwaas oo arrimo waxbarasho, shaqo iyo hawlo kale dalkaasi u jooga.

Kulanka ayaa looga hadlay sidii looga faa’iidaysan lahaa fursadaha yaal dalka Japan, iyadoo xunaha Jaaliyaddu xoojinayaan isku xirka Soomaaliya iyo Japan.

Kulanka oo uu agaasimay guddoomiyaha degmada Cadaado ayaa sidoo kale waxaa ka qayb galay xubno ka socday qaar ka mid ah degmooyinka dalka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka oo ka furmay Muqdisho

-Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo...

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo ka Guddoomay Nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya

-Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah,...

Golaha Warbaahinta Soomaaliya oo Wada-hadallo la Yeeshay Golaha Saxaafadda Koonfur Afrika

-Golaha Warbaahinta Soomaaliya ayaa magaalada Johannesburg wada-hadallo kula yeeshay...

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA OO XAFIISKIISA KU QAABILAY DANJIRAHA SHIINAHA U FADHIYA SOOMAALIYA

-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...