Guddoomiyaha Hay’adda maareynta musiibooyinka Qaranka oo gaaray Kismaayo

Date:

Guddoomiyaha Hay’adda maareynta musiibooyinka Qaranka SoDMA Mudane Maxamuud Macalin Abdulle oo ay wehliyaan Masuuliyiin ka socda Hay’adda Qatar charity iyo sanduuqa horumarinta Dowlada Qatar ayaa Maanta  Gaaray Magaalada Kismaayo,waxaana halkaas ku soodhaweeyey Wasiiro  katirsan Maamul Goboleedka Jubbland.

 

Guddoomiyaha  Hey’adda Maareynta Masiiboyinka  Qaranka  iyo masuuliyiinta ka socdo dowlada Qatar ayaa si wadajir ah Magaalada Kismayo Kaga daahfuri doono mashuruuca gargaar raashin ah lugu gaarsiin doono 46,000 oo Qoys guud ahaan dalka gudahiisa oo ay Dowlada Qatar maalgelisay.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

2026 World Internet Conference Wuzhen Summit to Focus on AI Openness and Global Cooperation

The World Internet Conference International Organization held a press...

Guddiga Golaha Shacabka oo Wasiirka Warfaafinta Ka Dhageystay Warbixin ku Saabsan Shaqada iyo Qorshayaasha Wasaaradda

Guddiga Warfaafinta, Wacyigelinta, Dhaqanka, Dalxiiska, Boostada iyo Isgaarsiinta ee...

Somalia iyo Pakistan oo Xoojinaya Iskaashiga Difaaca iyo Tayeynta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalaya shirka golaha loo dhanyahay ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta...