Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda XFS oo maanta si rasmi ah ula wareegtay Xarunta 2aad ee Taleefanada dalka oo ku taala degmada Boondheere

Date:

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ayaa maanta si rasmi ah ula wareegtay xarunta labaad ee Taleefanada oo ku taalo Degmada Boondheere agagaarka shabeelle, Taalada Xaawo Taako, waxaana munaasabadda lagu wareejinayey goob joog ka ahaa Wasiirka wasaaradda Jaamac Xasan Khaliif iyo Agaasimaha guud ee Wasaaradda Cabdicasiis Duwane Isaq.

Qaar ka mid ah dadkii gacanta ku haayey xaruntaan ayaa sheegay in ay ku faraxsanyihiin in ay wareejiyaan dhulkii Wasaaradda.
Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Mudane Jaamac Xasan Khaliif ayaa sheegay in ay ku dadaalayaan in dib loo soo celiyo dhamaan dhulkii ay laheed Wasaaradda.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galay dabaal-daga 1-da Luuliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka...

Muqdisho oo si weyn looga xusayo 1-da Luuliyo

Magaalada Muqdisho waxaa ka socota munaasabad weyn oo loogu...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalay munaasabadda calan-saarka 1-da Luuliyo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...