Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo madaxweynaha KG ayaa dhagax dhigay dhismo cusub

Date:

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed mudane cabdi casiis xasan maxamed  ayaa dhagax dhigay dhismaha Madaxtooyadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Magaaladda Baydhabo.

Madaxweyanaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhagax-dhigay Madaxtooyada Qaranka ee laga dhisayo magaalada baydhabo ee Xarunta Kumeel-gaarka ah ee Koonfur-galbeed, waxa uuna sidoo kale kormeeray Garoonka Kubadda cagta ee dhawaan la dhisay iyo goobo muhiim u ah adeegyada bulshada

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Labada Aqal ee Baarlamaanka JFS oo ansixiyay Dastuurka rasmiga ah ee Dalka.

Xildhibaannada Golaha Shacabka iyo Senatorrada Aqalka Sare ee Baarlamaanka...

DFS oo bixisay US$3.88 Milyan oo Caymis Takaful ah oo gaadhay 17,734 Xoolo-dhaqato

Muqdisho, Soomaaliya: Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay bixinta lacag...

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

Muqdisho, Maarso 03, 2026: Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka...

Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo degmada Jalalaqsi ka daahfuray ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa...