Shirka Banbaxa Maamulka Gobolka Banaadir oo maanta lasoo gabagabeeynayo

Date:

Shirka Banbaxa Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar ayaa maanta qorshuhu yahay in la soo gaba-gabeeyo, Shirka ayaa looga hadlay qodobo  saldhig u ah howlaha hortabinta u leh shanta sano ee soo socota.

Shirkaan ayaa lagu wadaa in war murtiyeed laga soo saari doono

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud...

Madaxweynaha JFS oo tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada...

Shirka Daahfurka Sharciga Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed oo goordhow ka furmay Muqdisho

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka, Mudane Xasan Macallin...

Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista Rayidka oo Warbixin ka jeediyay kulan Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha

Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista Rayidka oo Warbixin ka...