Guddiga Arrimaha Gudaha, Maamuladda Gobollada iyo Amniga Ee Golaha Shacabka BJFS, Ayaa kulan ku yeeshay. Xarrunta Guddiyada ee Villa Hargeysa.

Date:

Waxaana shir guddoominaayay Kusimaha Guddoomiyaha Ahna Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga Xildhibaan Nuur Axmed Diiriye (nuur Afeey) waxaana goobjoog ahaa xubnaha gudiga.

Ajendaha kulanku wuxuu ahaa Is-xogwareysi ku saabsan Amniga dalka iyo guud ahaan hawlaha kala duwan oo uu gudiga ugu xilsaaranyahay BJFS.

Ugudanbeen Waxaa kulanka Diirada lagu saaray dardar-gelinta howlaha hor-tabinta, u ah Guddiga.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Agaasimaha Caafimaadka Galmudug oo akhriyay warmurtiyeedka shirka maalgelinta caafimaadka

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee...

Hoggaamiyaha KGS oo Madaxtooyada ku qaabilay musharax Madaxweyne Cabdicasiis Maxamed

HOGAAMIYE JIBRIIL CABDIRASHIID Xaaji Baydhabo Abriil, 28, 2026: Hoggaamiyaha...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo Xafiiska ku qaabilay hay’adda UN Women

Muqdisho,Talaado, 28 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Cumaan

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda...