Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Qorsheynta XFS oo booqasho ku tegay Xarunta Qunsuliyadda ee Soomaliya ay ku leedahay Magaalada Jidda

Date:

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaaalaha XFS, Mudane Cabadirashid Jire oo maalmahaan ku sugnaa dalka Sacuudiga ayaa maanta booqasho ku tegay Xarunta Qunsuliyadda ee Soomaliya ay ku leedahay Magaalada Jidda ee dalka Sacuudi Arabia. Wasiirka waxaa xarunta Qunsuliyadda ku soo dhoweeyay Madaxda iyo Diblomaasiyiinta Somaaliyeed ee ka howlgala xarunta, kuwaa oo la wadaagay habka ay u shaqeeyaan iyo horumarada ay sameeyeen.

Hoggaanka Qunsuliyadda ayaa Wasiirka uga warbixyay shaqooyinka kala duwan ee Howlwadeennada Qunsuliyaddu u hayaan muwaadiniinta Soomaaliyeed ee u soo adeeg doonta.

Ugu dambeyn, Wasiirka ayaa ku bogadiyay shaqaalaha Qunsuliyadda habsimi u socodka shaqada Qaranka iyo adeegsiinta muwaaddiniinta Soomaaliyeed.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Baydhabo ka daahfuray Shirka Madasha Arrimaha Bini’aadannimada

Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Taliyaha Qeybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor oo la kulmay saraakiisha Guutada 17-aad ee XDS

Taliyaha Qeybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor, Gaashaanle Sare Saahid...

Danjiraha Soomaaliya ee Burkina Faso oo Xoojinaya Iskaashiga Ganacsiga iyo Maalgashiga

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Burkina Faso, Danjire...

Dowladda Soomaaliya iyo Hay’adda WHO oo Xoojinaya Iskaashiga Horumarinta Caafimaadka

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda...