[DAWO] Wiilkaaga iyo qorigiisa nagu wareeji si uu noogu dagalamo hadii uu wax ku sameyana adaa masuul ka ah

Date:

Wiilkaaga iyo qorigiisa nagu wareeji si uu noogu dagaalamo kadib adigu bixi biilkiisa, waa mid kamid ah falalka gurracan ee Khawaarijtu dhaxalsiisay Bulshada ay haysatay Kuwaas  oo ku nolaa gobolka Shabeelada dhexe.

Warbixintaan waxaa soo diyaariyey Wariyaheena Hanad Karaama,Daawasho Wacan.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Warsaxaafadeed: Calanka iyo Astaanta Qaranka ee saxda ah

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka...

Wasiirka Gaashaandhigga iyo Safiirka Shiinaha oo ka Wada Hadlay Iskaashiga Difaaca

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa kulan...

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Daah-furay Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS, Mudane Cali...

Shirka Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya oo goordhow furmay

Waxaa goordhow magaalada Muqdisho ka furmaya Madasha 3-aad ee...