[DAAWO] Ra’iisul wasaaraha XFS oo Kormeeray Wasaaradda Warfaafinta xarigana ka jaray dhismaha cusub ee Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed {SONNA}

Date:

Ra’iisul wasaaraha XFS Xamse Cabdi Barre oo Kormeeray Wasaaradda Warfaafinta ayaa xariga ka jaray dhismaha cusub ee Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed {SONNA} oo dib u dhis lagu sameeyay.

Ra’iisul wasaare Xamse ayaa sheegay in howl wadeennada Warbaahinta Qaranka ay yihiin Naftood Hurayaal u taagan isku xirka dowladda iyo bulshadda, isla markaana wargalin iyo wacyi galin ku aadan ilalinta danaha qaranka siiya shacabka Soomaaliyeed.
Ra’iisul wasaare Xamse” Aadbaan ugu bogaadinayaa Warbaahinta Qaranka kaalinteeda dib u xoreynta dalka iyo la dagaallanka Khawaarijta.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wafdi ka kooban labada Aqal ee BFS Kana qayb galaya Shirweynaha 2-aad Golaha Baarlamaannada Aasiya iyo Afrika

Wafdi ka kooban labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS Ayaa Maanta Kormeer Ku Tagay Xaruntii Dhexe ee Wasaaradda

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS xildhibaan Cali Yuusuf Cali...