Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo Isbitaalka Ciidanka Qalabka Sida ee Dowladda Imaaraatka Carabta ku booqday qaar kamid ah dhaawacyadii ugu cuslaa ee Qaraxii Zoobe 2

Date:

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga JFS iyo wafdigiisa ayaa booqday Isbitaalka Ciidanka Qalabka Sida ee Dowladda Imaaraatka Carabta, halkaas oo lagu dabiibayo qaar kamid ah dhaawacyadii ugu cuslaa ee Qaraxii Zoobe 2.

 

Wasiirka ayaa si mid mid ah u booqday bukaanada isagoo u kuu galayay daryeelka caafimaad ay heleen mudadii la dabiibayay.

 

Ugu dambeyn Wasiirka ayaa kaga mahad celiyay Dowladda Imaaraatka Carabta iyo Wasaaraddooda Gaashaandhigga daryeelka hagar la’aanta ah iyo qalliimada cul culus ee bukaanada Soomaaliyeed heleen.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Muqdisho Kulan kula Qaatay Duqa Muqdisho

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo Beijing Kaga Hadlay Horumarinta iyo Casriyeynta Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Soomaaliya oo ka tacsiyeysay dhul gariir ka dhcay dalka Indonesia

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa tacsi murugo leh u dirtay...