Munaasabadda lagu Daah-furayey Dhismaha Golaha Deegaanka Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud oo xalay lagu qabtay Magaaladas

Date:

Munaasabadda lagu Daah-furayo Dhismaha Golaha Deegaanka Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud  ayaa xalay lagu qabtay Magaaladas.

Munaasabada daah-furka waxaa kasoo qeyb galay, Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha DGG Mudane Cabdi Waayeel, Wasiirka Wasaarada Waxabarashada Mudane Max,ed Xaashi Dhoore, Wasiirka Wasaarada Qorsheynta Galmudug Mudane Axmed Cali Cantoobo, Gudoomiyaha Gobolka Galgaduud Cilmi Cali Ganeey, Xildhibaano iyo Agaasimayaal ka tirsan Galmudug, Gudoomiyaha Degmada Guriceel Faarax Cabdi Macalin, Wasiirkii hore ee Amniga Galmudug Mudane Cismaan Ciise Taar, Odayaasha Dhaqanka, Ururada Dhalinyarada iyo Haweenka iyo Marti sharaf kale.

Gudooymiyaha degmada guriceyl  faarax Cavdi Moallim ayaa sheegay in dhismaha gollaha deegaanka Guriceyl  u soo marnay geedi dheer.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Musharixiinta u taagan kursiga HOP204 oo qaatay shahaadada Musharxnimo

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa...

Madaxweynaha JFS ayaa Kulan La Qaatay Wasirrada XFS iyo Xildhibaannada Labada Aqal Ee Baarlamaanka Dalka Ee Ku Sugan Magaalada Baydhabo.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Madaxaweynaha JFS oo qaabilay duqa magaalada Baydhabo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...