Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa deegaanka oo Qaayib ku dilay Al-shabaab badan

Date:

Ciidanaka Xoogga dalka iyo dadka deegaanka ayaa Khawaarijta Alshabaab ku jabiyay, dagaal ka dhacay magaalada Qaayib ee gobolka Galgaduud, ka dib markii Argagixisada nafla caariga ah ee dalka laga sifaynayo ay weerar ku qaadeen saldhig ciidanka xooga iyo geesiyaasha dadka deegaanka ay ku lahaayihiin Qaayib, sida uu warbaahinta Qaranka u sheegay Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya.

Janaraal C/llaahi Cali Caanood, ayaa sheegay inuu jiro Khasaaro xoog badan oo la gaarsiiyay Khawaarijta, isla markaana goor dhow la soo gudbin doono tiradooda.

Tuulada Qaayib, ayaa ka mid ah magaalooyinkii ugu dambeeyay ee laga faramaroojiyay Khawaarijta Alshabaab.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed...

Wasaaradda ganacsiga oo dhiirrigalinaysa kordhinta wax-soosaarka gudaha

Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha dowladda FS mudane Jamaal...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA MARXUUM MAXAMED FAARAX JIIS

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...