Khawaarijta oo Lagu Xasuuqay Hiiraan.

Date:

Waxaa Faahfaahin Dheeraad ah kasoo Baxaysaa Khasaaraha Khawaarijta Ku Gaaray Dagaalkii Gobolka Hiiraan ay kula galeen ciidanka Qaranka iyo dadka Deegaanka.

In kabadan 100 ka tirsan Khawaarijta Alshabaab ayaa lagu dilay dagaaladii ka dhacay Garas Magan iyo Ceel-Hareeri.

Afhayeenka Wasaaradda gaashandhiga jen.C/dullaahi Cali Caanood oo shir jaraa,id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa faah faahiyay.

Wasiirka Gaadhaandhigga XFS ayaa Dhankiisa Xaqiijiyay Jabka Gaaray Khawaarijta wuxuuna Sheegay Inay Sii wadi Doonaan Xoreynta Deegaanada.

Sawiro laga Helay Deegaanadii Lagala wareegay Argagixisada ayaa lagu soon bandhigay Maydadka Tiro badan badan oo Shabaabka looga Dilay Halkaasi.

Waxaa kale oo Ciidamadu Furteen Hub iyo Sanaad kale oo aad u faraha Badan taasi oo ka Marqaati Ka caysa Khasaaraha Khawaarijta.

Hub laga furtay AS.

{

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Muqdisho Kulan kula Qaatay Duqa Muqdisho

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo Beijing Kaga Hadlay Horumarinta iyo Casriyeynta Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Soomaaliya oo ka tacsiyeysay dhul gariir ka dhcay dalka Indonesia

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa tacsi murugo leh u dirtay...