Khawaarijta oo Qarax la Beegsatay Gaari Arday Siday.

Date:

Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa ka warbixiyey Qarax Kooxda Khawaariijta ah ee arxanka Daran la beegsadeen gaari ay saarnaayeen Arday.

Kooxda Khawaariijta ah ee arxanka Daran ee caadaysatay daadinta dhiiga shacabka Soomaaliyeed ayaa qarax miino la eegtay gaari ay saarnaayeen Arday,kaas oo marayay Wadada Schoolka Gutaale ee Degmadda Deyniile, sida uu Warbaahinta Qaranka u xaqiijiyey Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.

Qasaaraha ka dhashay Qaraxan bahalnimada ee khawaariijtu geysatay ayaa ah Dhimashada laba Arday iyo Dhaawaca 5 Arday oo kale.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Muqdisho Kulan kula Qaatay Duqa Muqdisho

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo Beijing Kaga Hadlay Horumarinta iyo Casriyeynta Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Soomaaliya oo ka tacsiyeysay dhul gariir ka dhcay dalka Indonesia

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa tacsi murugo leh u dirtay...