Masuuliyiinta wasaarada gashaandhiga oo kulan duco iyo baroor diiq ah la qaatay shaqalaaha wasaarada gaashanadhiga.

Date:

Masuuliyiinta wasaarada gashaandhiga ayaa kulan duco iyo baroor diiq ah la qaatay shaqalaaha wasaarada gaashanadhiga.

Kulankaan waxaa goobjooga ahaa siihayaha Agaasimaha guud ee wasaarada gaashaandhiga mudane cali aadan xasan wasiir dowlaha wasaarada gaadhabdhiga ahne ku simaha wasiirka gaashandhiga mudane Cabdinuur daahir fidow.

kulankaan ayaa ahaa u diyaar garow ka qeyb galka gurmadka loo sameynaayo dhacabkii ku waxyeeliobay qaraxyadii Argagaxisadu ka Geysteen isgooyska Soobe.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wafdi ka kooban labada Aqal ee BFS Kana qayb galaya Shirweynaha 2-aad Golaha Baarlamaannada Aasiya iyo Afrika

Wafdi ka kooban labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS Ayaa Maanta Kormeer Ku Tagay Xaruntii Dhexe ee Wasaaradda

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS xildhibaan Cali Yuusuf Cali...