Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha XFS oo soo xiray tartanka xaafadaha degmada Kismaayo iyo deegaanada ku xeeran

Date:

Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Bare Maxamuud, Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jubbaland, Mudane Aways Maxamed Xuseen iyo Guddoomiyaha degmada Kismaayo Mudane Cumar Cabdullaahi Maxamed ayaa xalay si wadajir ah u soo xiray tartanka xaafadaha degmada Kismaayo iyo deegaanada ku xeeran oo shalay galinkii dambe la soo gabo gabeeyay, iyadoo koobka ay ku guuleysay Xaafadda Faanoole ee Kismaayo.

 

 

 

Munaasabada waxaa kasoo qeybgalay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Jubbaland, Macalinkii xulka 17-jirada ee dhawaan kusoo guuleeysatay koobka Bariga iyo Bartamaha Afrika, Nuur Macalin Amiin, Masuuliyiin ka socotay Xiriirka kubada Cagta Soomaaliya, Gudoomiyeyaasha Xaafadaha Kismaayo iyo marti sharaf kale.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Tababar heer sare ah oo la xiriira baarista dambiyada oo lagu qabtay Muqdisho

Tababar heer sare ah oo ku saabsan baarista dambiyada...

Hoggaamiye Aadan Madoobe oo guddoomiyey shirka amniga ee deegaannada Koonfur Galbeed

-Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Hoggaamiye Aadan Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Daahfurka mashaariicda uu Isbahaysiga Milatari ee Islaamka ka fulinayo Muqdisho oo bilaabatay

Waxaa si rasmi ah magaalada Muqdisho uga bilaabatay munaasabadda...