[DHAGEYSO] Dad ku dhintay daadad Xalay ku soo rogmaday Xaafado katirsan Magaalada Qardho ee Maamulka Puntland

Date:

Daad xoogan ayaa kusoo rogmaday xalay Xaafado katirsan magaalada Qardho ee gobolka Karkaar ee Puntland, kadib markii Roobab xoogan ay xalay iyo shalay galabtii ka da’deen degaano ku teedhsan Magaalada Qardho.

Biyo aad u farabadan ayaa galay Badi Guryaha dadka ay degan yihiin ee  kuyaalla Magaalada Qardho iyo Goobaha Ganacsiga, waxaana la sheegay in ilaa iyo hadda laba Ruux ay ku geeriyoodeen.

Sidoo kale dad badan ayaa ku go’doonsan waddooyinka iyo xaafadaha qaar ee Magaalada Qardho, iyagoo halis ugu jira inay biyuhu qaataan, sida ay sheegeen dad Goobjoogayaal ah.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wafdi ka kooban labada Aqal ee BFS Kana qayb galaya Shirweynaha 2-aad Golaha Baarlamaannada Aasiya iyo Afrika

Wafdi ka kooban labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS Ayaa Maanta Kormeer Ku Tagay Xaruntii Dhexe ee Wasaaradda

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS xildhibaan Cali Yuusuf Cali...