[Daawo]Madaxweynaha Hiirshabelle oo ka warbixiyey howlgalada ka socda Gobolka Shabeelada Dhexe

Date:

Madaxweynaha Maamulka HirShabeelle cali guudlaawe Hussein oo wareysi siiyey warbaahinta qaranka ayaa kawarbixiyey howlgalada ka socda Gobolka Shabeelada Dhexe.

Madaxweynaha Hiirshabelle ayaa yiri “Waxaa jira argagixiso howlgalka Sh/Dhexe lagu qabtay, gaar ahaan aagga Xawaadley. Ilaa 70 qof ayaa la qabtay, qaar weli baaritaan ayaa ku socda, qaarna waa ku caddaatey inay ka tirsan yihiin argagixisada.” Weriye Osman Aden ayaa wareystay.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

NISA oo Muqdisho keentay eedeysanayaal laga soo qabtay deegaannada Kaxandhaale iyo Balihowd ee gobolka Galgaduud

Iyadoo la fulinayo amarka Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad...

Wasiirka Waxbarashada oo kulan la qaatay Madaxa Hay’adda Iskaashiga Caalamiga ah (TICA)

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda...

Madaxweynaha JFS oo gaaray magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ee Goboleedka Koonfur Galbeed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha oo gaaray magaalada Baydhaba

Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...