[DAAWO]Dhallinyarada gobolka Mudug oo deeq raashin ah gaarsiiyay ciidanka xoogga dalka iyo dadka deegaanka ee ku sugan magaalada Qeydaro

Date:

Dhalinyarada Gobolka Mudug ayaa deeq Raashina gaarsiiyay Ciidamada Deegaanka ee ku sugan Magaalada Qeydaro ee Gobolka Galgaduud.

Si loo dhiiragaliyo Ciidamada Deegaanka ee Dagaalka kula jira Maleeshiyaadka Al shabaab ee gabalkoodu dhacay ayay Dhalinyarada Gobolka Mudug Deeq gaarsiiyeen Ciidamada waxayna tilmaameen inay garab taagan yihiin.

 

Maamulka iyo dhaqanka Deegaanka Qeydaro ayaa qeexay inay ka go an tahay Dagaalka lagu ciribtirayo Maleeshiyaadka Al shabaab.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda oo daahfuray Qorshaha Istaraatijiyadda WFP ee gudaha Soomaaliya ee 2026-2030

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Saalax Axmed Jaamac ayaa daahfuray...

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay magaalada Muqdisho

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay...

Wasiirka Waxbarashada oo magaalada Laascaanood ka dhagax dhigay dhismaha Dugsi Hoose/dhexe ah

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Farah Sheikh...

Garsoore Cumar Cartan oo dhex-dhexaadin doona finalka CECAFA Cup

Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabdulqaadir Cartan ayaa dhex-dhexaadin doona ciyaarta...