Tirada dhimashada Xanuunka EBOLA ee gudaha Uganda oo korortay  

Date:

Wasaaradda caafimaadka ee Uganda ayaa sheegtay in saddex bukaan oo kale oo Ebola ah ay dhinteen taas oo tirada guud ka dhigaysa afar ruux, tan iyo markii lagu dhawaaqay in uu cudurka dillaacay horraantii toddobaadkan.

 

Kow iyo toban kiis ayaa la xaqiijiyay in ay qabaan xanuunka gudaha Uganda.

 

Todobo kale oo dhimasho ah ayaa la baarayaa si loo ogaado in ay xiriir la leeyihiin cudurka ka dillaacay Mubende ee galbeedka caasimadda Kampala.

 

intii u dhaxaysay 2018 iyo 2020 Cudurkan EBOLA dalka dariska la ah Uganda ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo waxaa uu ku dilay 2,000.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda oo daahfuray Qorshaha Istaraatijiyadda WFP ee gudaha Soomaaliya ee 2026-2030

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Saalax Axmed Jaamac ayaa daahfuray...

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay magaalada Muqdisho

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay...

Wasiirka Waxbarashada oo magaalada Laascaanood ka dhagax dhigay dhismaha Dugsi Hoose/dhexe ah

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Farah Sheikh...

Garsoore Cumar Cartan oo dhex-dhexaadin doona finalka CECAFA Cup

Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabdulqaadir Cartan ayaa dhex-dhexaadin doona ciyaarta...