Wasiirka Gaashaandhigga Iyo Taliyaha XDS oo Bali-doogle Ku Booqday Kumaadooska Danab. (SAWIRO).

Date:

Wasiirka Gaashaandhigga Xfs Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo Taliyaha Ciidanka Xds Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa kormeeray Xerada Bali-doogle ee Ciidanka kumaandooska Xds ee gobolka Shabeelaha hoose.

Wasiirka Difaaca Dalka Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuuriyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa kormeeray Ururada 4-aad iyo 64-aad ee kumaandooska Dabab Xds iyo Guutada 7-aad Xds iyagoona kula darmaamay inay u diyaargaroobaan howlgalada Ciidanka Xds dalka kaga xoreeynayaan Maleeshiyaadka Argagixisada Al-shabaab.

Guud ahaan Dalka Waxaa Siweyn oga Socda Dhaqdhaqaaqa layskaga Xoreynayo Argagixisada Alshabaab.

Kacdoonkaan oo Bulshada Soomaaliyeed aay Doorweyn ka Qaadanayaan Ayaa Ciidamada Kala Duwan Ee Qaranku Waxay Wadaan Diyaar garow Xoogaan Halka Gobalada Qaar Uu marsii Horeysay ka Bilowday Xoreynta Deegaanada iyo Degmooyinka alshabaab Ku Sugnaayeen.

Gulufkaan Dagaal ee aay iskaashanayaan Shacabka Iyo Ciidamadu ayaa Dhabar jab weyn Ku ah alshabaab.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda oo daahfuray Qorshaha Istaraatijiyadda WFP ee gudaha Soomaaliya ee 2026-2030

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Saalax Axmed Jaamac ayaa daahfuray...

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay magaalada Muqdisho

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay...

Wasiirka Waxbarashada oo magaalada Laascaanood ka dhagax dhigay dhismaha Dugsi Hoose/dhexe ah

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Farah Sheikh...

Garsoore Cumar Cartan oo dhex-dhexaadin doona finalka CECAFA Cup

Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabdulqaadir Cartan ayaa dhex-dhexaadin doona ciyaarta...