Madaxweyne Qoor Qoor oo la kulmay Agaasimaha Bariga Afrika ee hay’adda IOM

Date:

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, oo howlo shaqo u jooga magaalada Muqdisho ayaa qaabilay Agaasimaha Bariga Afrika ee hay’adda IOM, Mohamed Abdiker, Madaxa Xafiiska IOM ee Soomaaliya, Frantz Celestin iyo qaar kamid ah saraakiisha Hay’adda.

Madaxweynaha iyo madaxda hay’adda IOM ayaa ka wada hadlay arrimo ay kamid yihiin sare u qaadista mashaariicda hormarineed, gurmadka abaaraha iyo dhisidda hay’adaha kala duwan ee dowladda Galmudug.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay xuska 15 guurada dib u curashada xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Muqdisho Kulan kula Qaatay Duqa Muqdisho

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo Beijing Kaga Hadlay Horumarinta iyo Casriyeynta Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...