Hay’adda FAO oo qalab ugu deeqday hay’adda Maareynta Masiibooyinka ee SODMA

Date:

Hay’adda FAO oo qalab ugu deeqday hay’adda Maareynta Masiibooyinka ee SODMA

Qalabkan oo isugu jiray Moobeelo iyo Kaamirooyin loogu talagalay in Survey lugu sameeyo, ayaa waxaa ku wareejiyay hay’adda maareynta Masiibooyinka masuuliyiin ka socday xafiiska ergeyga madaxweynaha ee Arimaha abaaraha oo ayigu qalabkan lasoo marsiiyay

Gudoomiye ku xigeenka hay’adda maareynta Masiibooyinka ee SODMA Dr Axmed Cabdi aadan oo qalabkan kula wareegay xarunta hay’adda maareynta Masiibooyinka ayaa ugu horeyn u mahadceliyay hay’adda FAO iyo ergeyga madaxweynaha ee Arimaha abaaraha Mudane Cabdiraxman Cabdishakur, waxaa uuna balan qaaday in qalabkan loo isticmaalo halka loogu tala galay.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay xuska 15 guurada dib u curashada xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Muqdisho Kulan kula Qaatay Duqa Muqdisho

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo Beijing Kaga Hadlay Horumarinta iyo Casriyeynta Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...