Saraakiil katirsan Ciidanka Xooga dalka oo dadka deegaanka maarsa-mage kula dardaarmay in ay xoojiyaan dagaalka lagula jiro kooxaha argagixisada ah ee Al Shabaa

Date:

Saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dalka iyo Daraawishta Maamulka Galmudug ,sudaanka guud ee Beesha Saleebaan  ayaa ku dhiiri-galiyay dadka deegaanka maarsa-mage in ay xoojiyaan dagaalka lagula jiro kooxaha argagixisada ah ee Al Shabaab.

Saraakiishaan oo xamar ka ambabaxday ayaa u balan qaaaday deeganadii ay tageen dadkii ku sugnaa in dagaalka Al-shabaab ka gacan siin donaan.

 

 

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Agaasimaha Caafimaadka Galmudug oo akhriyay warmurtiyeedka shirka maalgelinta caafimaadka

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee...

Hoggaamiyaha KGS oo Madaxtooyada ku qaabilay musharax Madaxweyne Cabdicasiis Maxamed

HOGAAMIYE JIBRIIL CABDIRASHIID Xaaji Baydhabo Abriil, 28, 2026: Hoggaamiyaha...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo Xafiiska ku qaabilay hay’adda UN Women

Muqdisho,Talaado, 28 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Cumaan

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda...