Mareykanka oo taageeray kacdoonka shacabka ee ka dhanka ah dhiigyacabka Diinta ku qaraabaneysa ee Al Shabaab

Date:

Mareykanka oo taageeray kacdoonka shacabka ee ka dhanka ah dhiigyacabka Diinta ku qaraabaneysa ee Al Shabaab.

Dowlada Mareykanka ayaa taageertay kacdoonka shacabka Hiiraan ee ka dhanka ah Kooxda dhiigya cabka ah ee ka been sheegay diinteena Suuban oo ah argagixisada Al Shabaab, taas oo burburisay guryaha deegaanka, goobaha ganacsiga iyo ceelasha biyaha ay ka cabayeen haweenka, carruurta, dadka waa weyn iyo xoolaha, xilli ay dadka saameysay abaarta xooggan.

Dadka soomaaliyeed oo taageero ka helaya ciidamada Qaranka iyo kuwa maamul goboleedyada waa ay kasoo kaban doonaan dhibaatadda Argagixisada, islamarkaana Soomaaliya ka xoreyn doonaan burburka ay sababeen rabshadaha xagjirnimada ku dhisan.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay xuska 15 guurada dib u curashada xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Muqdisho Kulan kula Qaatay Duqa Muqdisho

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo Beijing Kaga Hadlay Horumarinta iyo Casriyeynta Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...